Bulshada Baraawe Oo Lagala tashtay Horumarinta adeegyada Caafimaadka

0
15

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankan looga Arrinsanaayay sida ugu haboon ee looga wadashaqeyn karo Horumarinta adeegyada Caafimaadka iyo doorka Bulshada ay ka qaadan karaan dadaalada la doonayo in lagu gaaro hiigsiga Wasaaradda Caafimaadka KG waxaa Kulanka soo qeyb galay Xildhibaanada Golaha Deegaanka, Odayaasha Dhaqanka, Haweenka, bahda caafimaadka iyo qeybaha kale bulshada

Dhamman Bulshada qeybaheeda kala duwan ayaa madasha ka sheegay sida ay uga go’an tahay in ay qaataan doorkooda, iyagoo Wasaaradda Caafimaadka Weydiiyey Su’aalo ku aadan baahiyaadkooda iyo sida looga gudbi karo caqabadaha Degmada ka jira.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here