Madaxwaynaha KG Oo Dah-furey Mashruuca Koranta siinta Deegaanka Barwaaqo.

0
15

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baydhabo Ee Xarunka KMG ah ee Koonfur Galbeed Soomaaliya waxaa manta Lagu Daahfurey Mashruuca Iftiiminta Xaafada Barwaaqo ee Magaalada Baydhabo oo Hirgelintiisa ay iska Kaashanayaa Dowladda Koonfur Galbeed iyo Dowladda Ingiriiska.

Munaasabada Daahfurka Mashruuca waxaa ka qeybgalay Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed ,Wasiiro, Xildhibaano, La Taliyaal, Maamulka Gobolka Baay kan Degmada Baydhabo, Madaxda Shirkada BECO iyo Marti Sharaf kale.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here