Xaflada Qalin-jabinta Machadka Shaqaalaha Dowladda Oo Lagu Qabtay Hargeysa.

0
11

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada hargysa ayaa waxaa lagu qabtey munaasibad ballaaran oo ay ku qalinjebinayeen 214-arday oo ah dufcaddii 13-aad ee ka Aflaxda Machadka Shaqaalaha dawladda Somaliland (Civil Service Institute).

Munaasibadda qalinjebinta waxa Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi kala qaybgalay xubno kamid ah golaha wasiirrada, siyaasiyiin, hormuudka machadka shaqaalaha dawladda, haldoor, Ardayda maanta qalinbisay, waalidkooda iyo marti-sharaf kale oo tiro badan.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here