Qodista Ceelbiyood Riig ah Oo laga bilaabey Deegaanka Dalsan.

0
8

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Deegaanka Dalsan oo hoostaga Magaalada Gaalkacyo ayaa Waxaa laga bilaabey qodista Ceelbiyood Riig ah, kaas oo Baahi weyn ay u qabeen Bulshada Deegaankaas.

Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha Galmudug oo ay kaa shaneyso Kambaniga Towfiiq iyo Hay’ado kale oo Caalami ah ayaa qodista Ceelbiyoodka Riig ah ka bilowday Deegaanka.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here