Munaasabad Lagu Sagootinayey Ardey ka Aflaxdey Iskuulka Mujamaca Oo lagu qabtey Baydhabo.

0
8

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabadaan oo aheyd mid Loo Qabtey Dufcadii 6aad ee Iskuulka Hoose Dhaxe Ee Mujamaca Al Kuwit Ee Magalada Baydhabo ayaa Waxaa Ka Soo Qeyb Galey Maamulka Iyo Macalamiinta Iskuulka, Qaar Ka Mid ah Bahda Waxbarashada, Waaladiin Ardeyda Iyo Marti Sharaf Kale.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here