Olole Nadaafadeed Laga Fulinayo Degmada Buuloburte Oo La dahfuray.

0
9

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kulankan ka dhacay Degmada Buulaburte ayaa waxaa looga hadlaayey Sidii loogu shaqeyn lahaa Nadaafada iyo Bilic soo celinta Degmada, waxaana ka qeyb galay Maamulka Degmada Gudiyada Xaafadaha iyo qeybaha kala duwan Ee Bulshada Magaalada Maadama Hey’adda IOM ku wareejisey qalab dhameystiran oo loogu tala galay in loogu shaqeeyo Nadaafada.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here