Maalinta Nabadda Aduunka Oo Maanta ku beegan

0
16

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) 21 Siteembar ayaa ah maalinta Qaramada Midoobey u asteysey in ay noqoto maalinta nabadda ee caalamka. Sanadkii 1981 ayaa shirkii loo dhamaa ee Qaramada Midoobey isku raaceen 21 Siteembar in ay noqoto maalinta nabadda, waxaa maanta oo kale meelo kala geedisan oo dunida ah lagu qabtaa shirar looga hadlaayo muhimadda ay nabaddu leedahay.

Sannadkan waxa uu xusayaa sannad-guuradii 25-aad ee ka soo wareegtay markii Golaha Guud ee Qaramada Midoobay uu meelmariyey Baaqa iyo Barnaamijka Waxqabad ee Dhaqanka Nabadda.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here