Shaxda Ay Man United Kaga Hor Tagi Karto Crystal Palace.

0
16

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Erik Ten Hag ayaa isha ku haya todobaad fiican marka ay Man United la ciyaari doonto Crystal Palace.

Kadib markii ay guul ka gaadheen kooxda Southampton kulankoodii 4-aad ee premier League ka hor inta ayna 7 gool kaga badin kooxda Barnsley.

Ten Hag ayaa la filayaa in uu is badal weyn ku sameeyo shaxda kooxdiisa kadib markii uu nasiyay xiddigo badan oo muhiim ah kulankii Barnsley.

Xiddiga Ugarte ayaa la filayaa in uu ku bilowdo shaxda Man United isaga oo ku bilaaban kara kulankiisii ugu horeeyay ee premier League

Halkan Kaga bogo shaxda ay Man United ku ciyaari karto kulanka Crystal Palace:

Onana; Mazraoui, De Ligt, Martinez, Dalot; Ugarte, Mainoo; Garnacho, Fernandes, Amad; Rashford

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here