Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kulankan ayaa waxaa soo qaban qaabisey Wasaarada Arimaha Gudaha Jubaland ayaa diirada lagu saarey sidii loo daadejin lahaa Siyaasada Canshuuraha Degmada Kismaayo qaababka loo Aruurinayo iyo Sida loo maareynayo, waxaana Kulanka ka qeyb galay qeybaha kala duwan Bulshada Maamulka Degmada iyo kan Gobolka Jubada Hoose
Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’adyÂ