Olole Nadaafadeed Oo laga Sameeyey Xaafada Kooshin Magaalada Baladweyne.

0
9

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ololaha Nadaafadeed ee laga Sameeyey Xaafada Kooshin Ee Magaalada Baladweyne ayaa si weyn looga dareemayaa goobaha muhiimka ah waxaana iska kaashanaya Kambaniga Hiraan Waste Management oo ka bilaaway xaafada si kor looga qaado bilcada magalada maadama ay ka jirtay naadafada xumada iyo goobaha danta guud.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here