Arday Baratay Kombiyuutarka Oo Xaflad Loogu qabtey Degmada Buuloburte.

0
7

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) In ka badan 18 Ardey oo dhameysatay barashada Computer ka kana baxdey macadka tiknoolajiyada ee Aflax ayaa Xaflad loogu qabtey Iskuulka guure maalin ee dagmada buuloburte

Xaflada waxaa ka soo qeybgalay maclimiin , Waliidiin iyo Sharafti sharaf kale sidoo kale waxaa joobjoog ahaa Ardeyda macadka dhigata iyo Masuuliyiinta Degmada Buuloburde

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here