Kulamada Dib u heshiisiinta Dagaal Beeleedka Degmada Cali-gaduud Oo La soo Gaban gabeeyay.

0
9

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaarada Dib u Heeshiisiinta Dowlada Hirshabelle ayaa soo gaba gabeysay kulan dib u heshiisiin ah oo lagu qabtay degmada Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Sh/dhexe kuwaasi oo lagu heshiisiinaayey labo beedlood oo walaalo ah oo ku dagaalamey degmada Masaajid Cali Gaduud.

Labada beelood ee heshiiska qaatey , maamulka gobolka Sh/dhexe masuuliyiin iyo dad shacab ah ayaa ku sugnaa goobta oo ay heshiiska nabadeed ku kala qaaten beelahaan soomaaliyeed

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here