Qeyb Cusub Lagu daaweeyo Ilkaha Oo Lagu soo kordhiyay Isbitaalka Shifo Degmada Guriceel.

0
9

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabadan lagu Xarig jaraayey Qeybta Cusub ee lagu Kordhiyey Isbitaalka Shifo ee Degmada Guriceel kuwaas oo kala ah Afka iyo Ilkaha oo dadka deegaanka markii hore meela kala u doonan jireen hadii ay daaweyn u baahdaan,Dah-furka ayaa waxaa ka qeyb galay Madax ka tirsan Galmudug Maamulka Degmada iyo qeybaha kala Ee Bulshada Magaalada

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here