Ardayda Iskuulka Sh. Cusmaan Magaalada Baydhabo Oo Doortay Guddoomiye.

0
7

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Midowga Ardeyda Iskuulka Sheikh Osmaan Primary And Secondary School ee magalada Baydhabo ayaa Waxey Qabteen Doorasho Lagu Dooranaayey Gudoomiyaha iyo Ku xigeenkiisa Ee Ardeyda Iskuulka Ayidoona u Tartameysey ilaa iyo dhowr Ardey oo dhiGATA Iskuulka.

Goobta ka Socotey Doorashada ayaa Waxaa Goob Joog ka ahaa Maamulka Iyo Macalamiinta Iskuulka Iyo Qeybaha Kala Duwan ee Ardeyda Iskuulka.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here