Fasalo Cusub lagu Kordhiyey Madarasada Gaarisa Oo La dah-furey

0
31

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Munaasabad Xariga Looga Jaraayey Fasalo loo dhisay Madaraso ku taalo Deegaanka Balambala ee Ismaamulka Garissa ayaa waxa ka soo qeyb galay Culimahudiinka, qaar kamid ah dadka degaanka iyo Macalimiinta Madarasada.

Furitaanka Munaasabada ayaa waxaa ka hadlay Sheekh Aabduwahaab oo kamid ah Culamada ka soo qeyb gashay munaasabada ayaa u mahadceliyey qofka dhisay madarasadan, isagoona ugu baaqay waaladiinta in ay Caruurtooda geeyaan madarasadan si ay wax u bartaan

Warkung waliba nigh haayte Rahmy Salaad Abdylaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here