Tartan Kubada Cagta ah Oo lagu soo gaban gabeeyey Degmada Mahadaay

0
18

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa waxaa lagu soo Gaba-gabeeyay Tartanka kubadda cagta ee loogu Magac darey Mahadaay Cup Oo loo qabtey Kooxoyinka ka dhisan Degmada.

Tartanka oo Taaba geliyay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Hirshabeele Abdiraxiin Ciise Cadow, ayaa Waxaa Xiritaankiisa ka qeyb-galay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Shabeelaha dhexe, Saraakiil Ciidan, iyo Bulshada Degmada Mahadaay.

Warkung waliba nigh haaye Abdyrahmaan Odey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here