Deeq Daawo ah Oo la gaarsiiyey Isbitaalka Degmada Awdheegle

0
34

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Caafimaadka Dowladda KG oo kaa shanaysa Hay’ada UNICEF ayaa Deeq Daawa ah gaarsiisay MCH-ka Degmada Awdheegle Ee Gobolka Shabeelaha Hoose,Daawooyinka ayaa ahaa kuwa baahi kala duwan u qabtay Bulshada deegaankaasi, madaama ay u aadi jireen meel ka baxsan Magaalada.

Qaar ka mid ah dadkii ka faa’ideystay dawadan ayaa u mahadceliyay Hay’adda UNCEF, waxayna dalbadeen in isbitaalka sida ugu dhaqsiyaha badan loo keeno qalabkii ay u baahnaayeen si ay adeeg uga helaan.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdylaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here