Qeyb Cusub Oo Lagu kordhiyay Isbitaalka Carruurta Hargeysa.

0
19

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Isbitaalka Carruurta Maxamed Sheekh Ee Hargeyso ayaa lagu kordhiyey Sariira badan iyo Qalab muhiim u ah U adeegida Carruurta Soomaaliland.

Madasha Lagu Xarig jaraayey ayaa waxaa Goobjoog ahaa Madaxweynaha Soomaaliland oo ku weheliyay xubno ka mid ah golaha wasiirada iyo madaxada isbitaalada.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here