Ardaygii Kaalinta 1aad ka galay Fasalka 8aad KG Oo La dhiirageliyay

0
24

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xafladaan oo aheyd mid lagu dhiiragelinaayey Ardeygii Kaalinta Kowaad Ka Galey Imtixaanka Faslka 8 aad Ee KGS Kaasi oo Dhigta Iskuulka Buulow Ee Degmada Xudur Xarunta Gobolka Bakool.

Munaasabada ayaa Waxaa Soo Agaasimey Maamulka Iyo Macalamiinta Ayidoona ay Ka soo qeyb Galeen Waaladiin Bahada Waxbarshada Degmada Macalamiin Ardey iyo Marti Sharaf Kale.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here