Ceel biyood Laga Hirgeliyey Deegaanka Ceelduur Oo Xariga Laga Jaray.

0
22

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Waxaa Deegaanka Ceelduur oo hoos taga Degmada Baxdo laga xarig jaray Ceelbiyood ay baahi badan uqabeen dadka Deegaanka oo ay maalgaliyeen Ganacsato ka tirsan Madasha Horumarinta Bulshada Hirijire.

Xarig Jarka Ceelkaan waxaa ka soo qeyb galay Maamulka Degmada Baxdo, Ganacsato, Odayaal Dhaqan iyo Xubno Kasocday Madasha Horumarinta Bulshada Hirijire.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here