Garoon Lagu Ciyaaro Kubada Cagta Oo Laga Hirgeliyey Xaafada Onodka.

0
29

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Xaafadda Onodka ee Magaalada Baydhabo ayaa waxaa laga Daah-Furey Garoon Salax ah ee lagu Ciyaaro kubada Cagta, kaas oo ay Baahi weyn u qabeen Dhalinyarada Xirfad ahaan jacel Kubadda ee Ku Nool Xaafadda.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here