Qoysas ka soo barakacay Fatahaada Wabiga Oo xaalad adag ku wajahaya Deegaanka Lafoole.

0
39

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Qoysas ka soo barakacay Dagaalada iyo Fatahaada wabiga uu ka gaystay Degmooyin ay ka mid tahay Afgooye ayaa xaalad cunno xumo, biyo yari iyo hoy la’aan ku wajahaya inta u dhexeeyso Muqdisho iyo Afgooye.

Iskuduwa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Gobolka Shabeelaha Hoose iyo Maamulka Degaanka Lafoole ayaa waxaa kormeer qiiman ah ku tagay dadkan oo ku durufsan kaaamam ku yaalo deegaanka Lafoole ee Gobolka Sh.hoose.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here