kulan Wada tashi ku saabsan helida xogta Warbaahinta Oo lagu qabtey Garoowe.

0
45

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Goroowe ee Caasimadda Puntaland ayaa waxaa lagu qabtay kulan wada tashi ah oo ku saabsan helida xogta ee Warbaahinta , kaas oo ay soo qaban-qaabiyeen Ururka Warbaahinta ee Puntland.

Wasiirka Warfaafinta Puntland Eng Maxamuud Caydiid Dirir,Madaxda iyo Khubarada Warbaahinta Puntland ayaa ka qeyb-galay shirkan ku saabsanaa horumarinta xog-helidda ee Saxaafadda Puntland.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here