Qoysas Deeq Xoola ah Loogu Qeybiyey Baydhabo.

0
23

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ku dhowaad 50 qoys oo isugu jira Beeraley iyo Xoola dhaqato oo saameyn ku yeeshey Abaarihii dalka ku dhuftey oo sababey Isbadelka Cimilada ayaa ka faa’ideystey Masharuuca Aqaaran ee Gargaarka Bani’aadamka ay ka hirgalisey Hay’adda SOS Magaalada Baydhabo.

Munaasabada Daahfurka Masharuucan Waxaa ka soo qeyb galey Wasiirka Xanaanada xoolaha XFS, Wasiirka Xanaanada xoolaha KG, Xildhibaano, Madaxda Hay’adda SOS iyo Mas’uuulyiin kale.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here