Degmada Baardheere Oo Laga Mamnuucay Xirashada Indha Shareerka

0
39

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maamulka Degmada Baardheere ayaa meel fagaara ah kula hadlay Boqolaal Dadweyne ah ayaa Sheegay in ay degmada ka mamnuuceen Mootooyinka Labo Luguuleyda ah iyo Indho Shareerka ay xirtaan Dumarka.

Awaamiirtan ayuu Maamulka Degmada Baardheere ku sababeeyeen Sugigada Amniga Bulshada iyo ka hortagista wax kasta lidi ku ah Nabadgeliyada Shacabka.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here