Deeq lacageed Oo Lagu Wareejiyay Guddiga gurmadka ganacsatadii ku hanti-beeshay Suuqa Jowhar

0
22

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ka dib markii ay ku hanti beelen Qaar Ka Mid ah ganacasatada Degmada jowhar dabkii ka kacey suuqa ayaa Waxaa la Gaarsiiyey Deeq Lacageed oo ay Iska soo Aruuriyeen Jaaliyadaha Soomaliyeed oo ka soo Jeeda Degmada Jowhar.

Waxaana Deeqda lacageed Lagu wareejiyey Gudiga Taakuleynta Suuqa Magalada Jowhar ayigoona Uga Horeyn u Mahadeliyey Dhamaan Walalaha Soo Gaarsiiyey Deeqdaani.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here