Bulshada Xaafada Kooshin Magaalada Baladweyne Oo si isxilqaan ah ku dhisanaya Wadooyinka Burbursan

0
25

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wadooyinka dhaxmara Xaafada Kooshin Ee Magaalada Baladweyne ayay ahayd mid burbursan oo dadka iyo Gaadiidka ay dhibaato ku qabeen marisrteeda maadaama aysan mudo helin wax dib u dhis ah Xiliyada Roobabkana aan la mari karin wadooyinka

Bulshada Degan Xaafada Kooshin Ee Magaalada Baladweyne ayaa isxilqaamey sidii ay u dhisan lahaayeen Wadooyinka Burbursan waxaana hada meel wanaagsan mareyso ilaa wada gaareysa 140 Mitir iyagoo kaashanaya Dadka deegaanka ka soo jeeda si caqabadaha wadadaas lagu qabey meesha uga saaraan.

Warkung Waliba nig Haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here