Dhismaha Wadada Bartamaha Baydhabo Oo lagu wado in dhawaan la bilaabo

0
39

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baydhabo ayaa Sanooyinka waxaa ka socda dhismiyaasha wadooyinka waaweyn iyo kuwa Xaafada dhaxmara kuwaas oo mudo ahaa kuwa burbursan,waxayn taasi soo jiidatey dad badan maadama wadooyinka ay muhiim yihiin

Wadada dhaxmarta bartama Magaalada ayaa waqtigaan ah mid ka jira Burbur xoogan dadka iyo Gaadiidleydana ay dhibaata ku qabaan maristeeda inkastoo wadooyinka badi la soo dhisey.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here