Dowlada Soomaaliya Oo ku dhawaaqday Waqtiga la bilaabayo qodista Ceelasha Shidaalka.

0
21

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Bulshada Soomaaliyeed ayaa in muda ah waxay u xanqal taagayeen sidii ay uga faaideysan lahaayeen Kheyraadka dalkooda ku jira oo ugu horeyso Shidaalka kaas oo lagu ogaadey Sahmin horey loo sameeyey Nasiib darose dagaaladii mudadii dalka ka jirey ay suurta galis weysey in la soo saaro

Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa sheegey in Ceelasha sahminta lagu sameeyay ee shidaalka laga helay inta badan ay ku yalaan Galmudug, waxaana wehliya Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle, bilowga sanadka soo socda ee 2025, Dowlada Soomaaliya ay bilaabi doonto qodista Shidaalka,waxaana qodi doonta Dowlada Turkiga oo Heshiiska lala galay

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here