Beelo Wada dega Puntland Oo Heshiis Nabadeed ku gaaray Magaalada Gaalkacyo.

0
26

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Gudi uu soo dhisey madaxweynaha maamulka Puntland oo ka koobnaa Wasiiro xildhibaano iyo culimo ayaa ku guuleystey dhexdhaxaadinta beelo walaalo ah oo ku dagaalamey deegaano ka tirsan Maamulka puntland

Dagaalka oo salka ku hayey dil dhexmarey labada beelood ayaa hada waxaa ay ku heshiiyeen in ay diyo kala qaataanaa waxaana kulanka lagu heshiisiinayey fadhiyey Odayaasha laba beelood iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here