Gaadiidleyda Gobolka Hiiraan Oo Ka Cabanaya Lacago Loogu qaado Wadada Laamiga.

0
22

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Shir jaraa’id oo ay qabteen Gaadiidleyda iyo Ganacsatada Gobolka Hiiraan ayaa waxay ku shaaciyeen shaqo joojin ay sameeyeen iyagoo sabab uga dhigey Amaan daro iyo dhammaan waddooyinka ay yaalaan isbaaro tira badan oo lacago badan loogu qaado taasina caqabad ku tahay Ganacsigooda.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here