Maxkamada Guriceel Oo meel fagaara ah ku gubtey Waxyaabaha Maanka Dooriya

0
24

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maxkamadda Degmada Guriceel oo kaashanaysa taliska Booliiska Degmada ayaa goob fagaaro ah waxa ay si wadajir ah ugu gubeen khamri iyo xashiis lagu soo qabtay howlgallo kala duwan.

Dhanka kale waxaa xukun xarig ah lugu riday Xubno ku eedaysan inay Magaalada soo galiyeen khamri iyo xashiish, waxaana goob jooga ka ahaa Gudoomiyaha Maxakamada Degmada Guriceel , iyo taliyaha booliska degamada Guriceel.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here