Ardey baratey Kutubada Diiniga Oo Ka Aflaxday Machadka Al-Rashaad.

0
31

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) 65 Ardey oo dhameystey Xifdinta Qur’aanka Kariimka iyo Kutubo Diini ah ayaa Xaflada Looga Qabtey Magaalada Baydhabo Kuwaasi oo Wax Ku Bartey Machadka Al-Rashaad.

Munaasabada Qalinjebinta Ardeyda ayaa waxaa Ka Soo galey Maamulka Iyo Macalamiinta Madarasada Waaladiin, culimo iyo Marti Sharaf Kale.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here