Shaqaalaha Mashruuca Damal Caafimaad Oo loo tababarey Anshaxa Bulshada.

0
31

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Soomaliland ayaa Tababar u Qabtey Saraakiil sare oo ka socda Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka looguna tala galay In ay ka faa,idaystaan Shaqaalaha ka hawlgala xaruumaha caafimaadka iyo Isbitaalada uu ka socdo mashruuca Damal Caafimaad ee Gobolka Maroodijeex gaar ahaan Degmooyinka Gabilay, Balligubadle, Sallaxlay iyo Hargaysa.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here