Bulshada Deegaanka Golol yar yar Oo soo wajahday Xaalad Bani’aadanimo.

0
33

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Inta badan dadka soomaaliyeed waxaa ay ka soo barakacaan fatahaado iyo Codaado ka dhaca deegaanadooda waxaan ay barakacaasi kala kulmaan xaalado kala duwan oo dhanka nolasha ah

Deegaano dhaca galbeedka magaalada kismaayo oo ay ku noolyihiin dad barakc ah ayaa xiligaan waxaa ay wajahayaan xaalad nolaleed oo aad u liidata maadaama deegaanka uusan laheyn adeegyada aas aasiga ah ee Bulshada ay ku noolaan karto

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here