Kulan looga hadlaayey Tayada Adeeg bixinta Xarumaha Caafimaadka Oo ka dhacay Baydhabo.

0
19

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baydhabo ayaa waxaa lagu Qabtey Kulan u dhaxeeyay Wasaaradda Caafimaadka Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed iyo Madaxda Isbitaalada Gaarka loo leeyahay ee ka Howlgala Degmada Baydhabo.

Kulanka oo ay soo qabin qaabisay Wasaaradda Caafimaadka ayaa waxaa shir gudoominayay Aggaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Koonfur Galbeed, Mudane Dr. Ibraahim Aadan Ali (Somow) waxaana looga hadlay tayada adeeg bixinta caafimaadka ee ay bixiyaan isbitaalada gaarka loo leeyahay.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here