Shaqaalaha Dowlada KG Oo loo sameeyey Wacyigelin ku Saabsan ilaalinta Xuquuqda Naafada

0
45

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ilaalinta Xuquuqda dadka Baahiyaha gaarka qaba ayaa ah mid Muhiim ah, maadama ay Bulshada inteeda kale ka Nugul yihiin islamarkaana aysan u adkeysan karin dhibaatooyinka dalka ka jira, sidaa darteed ay laga maarmaan tahay in Xuquuqdooda la ilaaliyo.

Tabarkan loo qabtey qeybaha kala duwan ee Bulshada oo ay ku jiraan kuwa Baahiyaha gaarka ah qaba waxaana soo qaban qaabisey Wasaarada Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka KG oo taageero ka heleysa Hey’adda Boqor Salmaanka Sacuudiga,kaas oo inta uu socdo Bulshada lagu dhiiri gelin doonaa sidii ay u ilaalin lahaayeen Xuquuqda dadka Naafada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here