Awaamiir laga Soo saarey Dhismiyaasha Dhaadheer ku yaala Agagaarka Garoonka diyaaradaha Muqdisho.

0
21

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maamulka Gobolka Banaadir ayaa amar ka soo saaray dhismooyinka dhaa-dheer ee laga dhisaayo Degmooyinka ku hareereysan Airport Aadan Cade ee Magaalada Muqdisho

Amarkaan ayaa yimid kadib markii Maamulka uu cabasho u soo jeediyeen Hay,ada Duulista hawada Soomaaliya iyo Wasaraada Gadiidka iyo duulista Hawada Soomaaliya

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here