Tababar Lagu Baranayay Ilaalinta Nabadgeliyada Oo Lagu soo gaban gabeeyay Bardaale.

0
25

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tababarkan oo maalmahan ka socdey Degmada Bardaale ayaa lagu baranaayey Muhiimada ay leedahay Nabadgelyada in la ilaaliyo waxaana loo qabtey qeybaha kala duwan ee Bulshada Degmada Bardaale Saraakiil ka socotey Wasaarada Amniga iyo Maamulka Degmada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here