Colaad Ka taagneed Waqooyiga Galgaduud Oo Xal laga gaaray.

0
35

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa Maalmihii la soo dhaafey Degaalo Xoogan ka dhacaayey Deegaanka Bali-Seen yaale ee woqooyiga Gobolka Galgaduud kaas oo geystey qasaaro iskugu jira dhimisho iyo dhaawac dad badana ay Guriyahooda ka barakeceen taasina caqabad ku tahay Noloshada Bulshada

Si loo Baajiyo Dhiiga dadka Walaalaha daadanaya ayaa Maamulka Galmudug ku guuleystay in xabad joojin rasmi ah la kala dhax dhigo maleeshiyaadka beelahan oo dhowr mar ku dagaalamay todobaadkan woqooyiga Gobolka Galgaduud, Waxaana waxgaradka labada dhinac ay kala hadleen in si rasmi ah xabadda loo joojiyo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here