Bulshada Baydhabo Oo Loo Tababarayo Horumarinta Xuquuqul Insaanka.

0
33

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababar ku saabsan Xuquuqul Insaanka ayaa waxaa Magaalada Baydhabo loogu Qabtay Ururrada Bulshada Rayidka, iyo Xubno ka socdey Maamulka Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Tababarka oo lagu baranaayay Horumarinta Xaquuqda dadka laga tirada badan yahay ayaa waxaa ka qeyb-galay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Koonfur galbeed.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed Odey 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here