Haween ku Nool Kismaayo Oo iska kaashada Karinta Hilibka Oodkac.

0
44

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Hooyooyin ku noola Kismaayo ayaa la yimid Fikrad Ganacsi oo Nolasha reerahooda ay ku maareyn karaan taasi oo ah sameynta Oodkaca oo ah hilib loo kariyey si ka duwan hilibka kale

Fikradooda ganacsi ayaa ka danbeysey ka dib shaqo la,aan soo wajahdey waxaana ay sameysteen Iskaashi lagu magacaabo Horyaal taasi oo dadka magaalada u fududeyneysa in ay Helaan Oodkaca oo diyaarsan

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here