Dib u-dayactir Lagu Sameeyay Goobaha ay dadku Maraan Wadooyinka Boosaaso

0
23

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dawladda Hoose ee Degmada Boosaaso ayaa iyada oo ka duulaysa mihiimada ay leedahay ka war-haynta iyo dhiirigelinta Shaqooyinka ka socda Degmada, ayaa wado dadaalo lagu hagaajinayo hareeraha wadada isla markaana lagu dhigayo inter log, taas oo loogu tala galay in ay dadku maraan si marista Laamiga halistiisa meesha loogu saaro.

Xoghayaha Dawladda Hoose ee Degmada Bosaaso Ismaaciil Cali Buureed ayaa kormeeray dhismaha wadada jidka jubba oo Dowlada Hoose ka wado Inter Lock dhigista si uu uqiimeeya sida ay shaqada u socoto isagoona xog wareystey Engineerada shaqada gacanta ku heysa

Warkung waliba nig haye Abdyqaadir Mahamed Nor War’edy

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here