Ra’iisul Wasaaraha XFS Oo dhagax dhigay Xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya.

0
25

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dhismaha Xarunta Wasaarada Arimaha Gudaha XFS ayay mudo ahayd mid burbursan oo dad shacab ah ay deganayeen, islamarkaana halkaasi ka maqnayd shaqadii ay Bulshada u qaban jirtey.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa dhagax dhigay xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya, taas oo qeyb ka ah dadaallada Xukuumadda ee lagu soo celinayo adeegyada muhiimka ah iyo tayeynta kaabayaasha dowladnimada.

Warkung waliba nig haayte Mariing Maaling Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here