Sara u kac ku yimid Qiimaha Xoolaha Suuqyada Magaalada Kismaayo.

0
28

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Xoolaha kala duwan ee Lagu iibiyo Suuqyada Magaalada Kismaayo ayaa waxaa laga dareemaya qiima koror kaas oo durba laga dareemayo Magaalada maadama ay kamid yihiin ilaha dhaqale uu dalka leeyahay

Qiima kororka ku yimid Xoolaha ayaa Ganacsatada ku sababeeyeen isbedelka Cimilada iyo Roob yaraanta ka jirta dalka sida ay sheegayaan qaar kamid ah Ganacsatada Suuqa Xoolaha Kismaayo.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here