Ololaha Horumarinta Waxbarashada Gabdhaha Oo ka socda Iskuulada Baydhabo.

0
38

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaarada Waxbarshada Dowlad Goboleedka KGS ayaa Waxey Degaano ka Tirsan KGS ka Wadaa Ololaha Horumarinta Waxbarshada Gabdhaha gaar ahaan iskuulada ay Maamusho ee Magaalada Baydhabo, waxaana hal ku dhig loogu dhigey Gabar waxbaratey waa Bulsho waxbaratey

Maamulaha Guud ee Iskuulka Sheikh Asharow Magaalada Baydhabo oo ka mid ah iskuulada Ololaha laga sameeyey ayaa Wasaarada Waxbarshada KGS Uga Mahadeliyey Muhiimada ay Wasaarada Siineysa Horumarinta Waxbarshada Gandhaha, dhankoodana sii dhiiri gelin doonaan.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here