Arday baratay cilmiga Shareecada islaamka Oo Munaasabad loogu qabtay Baydhabo.

0
37

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ardey dhameysatey Tababarkii labaad lagu baranaayey dhowr kutub oo ka mid ah shareecada islaamka, kuna xifdiyeen ayaa Baydhabo loogu qabtey Xaflad shahaadooyin lagu gudoonsiinaayey

Ardeydaan oo iskugu jirta Wiilal iyo gabdho ayaa waxaaaay ka baxeen Machadka Al imaam ibnu Xanbal oo ah machad lagu barto Shareecada islaamka

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here