Raashin iyo Daawooyin dhacay Oo Lagu gubey Magaalada Boosaaso.

0
37

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waaxda Fayadhowrka dowladda hoose degmada Bosaaso oo ka duulaysa bedqabka bulshada isla markaana darreensan halista caafimad ee ay keeni karaan walxaha dhacay ayaa maanta gubtay alaabo dhacay kuwaas oo isugu jira raashin, daawooyinka la isticmaalo,kuwa la isku qurxiyo, walxaha carafta loo isticmaalo iyo agabyo kale.

Waxaana shaqadan Hormuud u ahaa Agaasimaha waaxda Fayadhowrka Maxamuud Mire Siciid oo ay weheliyaan qaar ka mida shaqaalaha waaxda.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here