Ololaha Horumarinta Waxbarashada Gabdhaha Oo Laga Dahfuray Magaalada Afgooye.

0
30

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasarada Waxbarshada Dowladda Goboleedka KGS ayaa Degmada Afgooye ee Gobolka Shabelaha Hoose Ka Daah-fureytey Ololaha Waxbarshada Gabdhaha ,Waxaan Barnaamijka Daahfurey Gudoomiyaha Waxbarshada Ee Gobolka Ayidoona ay Goob Joog Ka ahaayen Baxda Waxbarshada Degmada afgooye

Daahfurka ka dib ayaa Wasaaradda Waxbarashada KGS ayaa Degmada Ku Qaban Doona Wacigelin La Xariirta Waxbarshada Gabdhaha Ayidoona Barnaamijkaan Ka Faaideysan Doona Gabdhaha degmada Iyo Degaanada hoosyimaada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here