Gudiga Dhismaha Isbitaalka Degmada Baxdo Oo dalbadey in laga qeyb qaato dhameystirkiisa.

0
26

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kadib markii Isbitaalka Degmada Baxdo soo Wajahdey baahi dhanka Qolalka oo Bukaano badan loo waayey meel la seexiyo ayaa Gudiga Isbitaalka bilaabey in ay si isxilqaan ku dhisaan Qolalka kale si loo kala yareeyo Bukaanada qaar kood is dhax jiifaan.

Qeybta Cusub ee dhismaha ka socda ayaa waxaa booqdey Midowga Dhalinyarada BYL si ay u dhiiri geliyaan, Waxayna Gudiga Isbitaalka ka dhageysteen baahidooda si dhalinyarada uga qeyb qaadato maadama Isbitaalka uu Muhiim u yahay Noloshada Bulshada oo dhan.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here